- Home
- World Cup Anthem
- Bollywood
- KnaanMusic
- Game Highlights
- NBA PlayOffs
- Cricket
- Football
- China
- India
- Asia
- Asian Models
- Desi Models
- Japanese Models
- Music
- Hip Hop Rap R&B
- Video Games
- Animation
- YoungFamouse
- Hot Gadgets
- Africa 2010
- Somalia
- Somali Pirates
- Comedy
- FIFA World Cup 2010
- -------------
- World News Channals
- AssociatedPress
- AlJazeeraEnglish
- AljazeeraChannel
- BBC
- BBCWorldwide
- NDTV
- Times Now
- CNN
- Fox
- Top 100 Female Celebrities
Popular Videos
- Our Partners
ximan and xeeb state of somalia.wmv
View Duration: 6:07
ismaamul goboleedka ximan iyo xeeb ee bartamaha soomaliya magaala madaxdiisu tahay magaalada cadan yar loona yaqaan cadaado. waxaa hoos yimaada magaalooyin fara badan oo uu maamulku u arrimiyo..si nabad ahna loogu noolyahay jiiraankuna ku nabad qabaan..
Heestii Asayda (Dumarkan wada Ooynayee) by Xusen Shire
View Duration: 8:15
www.bartamaha.com/ Heestan ayaa waxaa qoray qaadayana Xuseen Shire oo ka trsan kooxda Qeylodhaan. Waxaa heestan uu abwaanku/heesaagu tiriyay kadib markuu arkay gabar Soomaaliyeed oo ballan qaaday inay wadanayso Asaayda ilaa ay Soomaaliya nabad ka noqoto, Aamina Weheliye ayaa sheegtay inuusan ...
View Duration: 9:06
The following takes place before and during the G20 Summit held in Toronto. Special thanks to our entire crew for filming during this whole experience. Enjoy. This is our pilot episode, please feel free to leave us with comments on what you think. More details on John Pruyn visit: ...
View Duration: 2:37
Magaalada Caabudwaaq Waxa ay Ku taalaa Bartamaha Somaaliya waxaana ay ka tirsan tahay Gobolka Galgaduud, waxay ka mid tahay magaalooyinka caanka ku ah xoolaha Somaaliyeed plus dhageyso qasiidada Glory be to ALLAH by Zain Bhikha.
Africa's Plight - Foreign Toxic Waste Part 5
View Duration: 9:28
Somalia seeks help in toxic waste clearance www.bartamaha.com Call for murder charges to be brought over toxic dumping www.independent.co.uk Firm to pay 47.7 million in Ivory Coast Pollution Case online.wsj.com 'Dirty tricks' over toxic waste news.bbc.co.uk
Africa's Plight - Foreign Toxic Waste Part 4
View Duration: 9:34
Video series about the toxic waste that is being dumped by Western countries in Africa. Somalia seeks help in toxic waste clearance www.bartamaha.com Call for murder charges to be brought over toxic dumping www.independent.co.uk Firm to pay 47.7 million in Ivory Coast Pollution Case online.wsj.com
Africa's Plight - Foreign Toxic Waste Part 3
View Duration: 4:03
Video series about the toxic waste that is being dumped by Western countries in Africa. Somalia seeks help in toxic waste clearance www.bartamaha.com Call for murder charges to be brought over toxic dumping www.independent.co.uk Firm to pay 47.7 million in Ivory Coast Pollution Case online.wsj.com
Africa's Plight - Foreign Toxic Waste Part 2
View Duration: 7:48
Video series about the toxic waste that is being dumped by Western countries in Africa. Somalia seeks help in toxic waste clearance www.bartamaha.com Call for murder charges to be brought over toxic dumping www.independent.co.uk Firm to pay 47.7 million in Ivory Coast Pollution Case online.wsj.com
Africa's Plight - Foreign Toxic Waste Part 1
View Duration: 7:47
Video series about the toxic waste that is being dumped by Western countries in Africa. Somalia seeks help in toxic waste clearance www.bartamaha.com Call for murder charges to be brought over toxic dumping www.independent.co.uk Firm to pay 47.7 million in Ivory Coast Pollution Case online.wsj.com
"CALL FROM SUUQA XOOLAHA" ABDIHAKIN BR,PART4
View Duration: 8:09
"CALL FROM SUUQA XOOLAHA" ABDIHAKIN BR,PART 4,CAMERA/EDIT BARKHAD ABDI,SPECIAL THANKS TO BARTAMAHA.COM...
"CALL FROM SUUQA XOOLAHA" ABDIHAKIN BR,PART 3
View Duration: 7:56
"CALL FROM SUUQA XOOLAHA" ABDIHAKIN BR,PART 3,CAMERA/EDIT BARKHAD ABDI,SPECIAL THANKS TO BARTAMAHA.COM...
"CALL FROM SUUQA XOOLAHA" ABDIHAKIN BR,PART 2
View Duration: 7:32
"CALL FROM SUUQA XOOLAHA" ABDIHAKIN BR,PART 2,CAMERA/EDIT BARKHAD ABDI,SPECIAL THANKS TO BARTAMAHA.COM...
"CALL FROM SUUQA XOOLAHA" ABDIHAKIN BR PART 1
View Duration: 7:26
"CALL FROM SUUQA XOOLAHA" ABDIHAKIN BR,PART 1,CAMERA/EDIT BARKHAD ABDI,SPECIAL THANKS TO BARTAMAHA.COM...
heesta gobolada puntland by mohaa
View Duration: 6:09
puntland ma u riyaaqdeen puntland waanu riyaaqnee bari nugal iyo bartamaha mudug buuhodliyo baran .......
Somali Central State Shirkii London Part 1.wmv
View Duration: 9:00
Horumarinta Dalkaaga Iyo Wanaagiisa Waxaa Ka Mid ah inaad ka qayb qaadato dib u dhiska dalka. Dowlad goboleedka Bartamaha Soomaaliya waxaa loo dhisayaa dadkaaga iyo dalkaaga ee k aqayb qaado
Somali Central State Part 6 last.wmv
View Duration: 9:56
Wax qabadka Iyo Horumarinta Dhulkii Hooyo Waxaa ka mid ah in Maamul loo sameeyo marka ka qayb qaado Dowlad Goboleedka Bartamaha Soomaaliya
View Duration: 4:03
Shirki lagu dhisay dowlad gobaleedka bartamaha Soomaaliya (SOMALI CENTRAL STATE)
View Duration: 3:45
magalada leicester ee dalka uk ayaa lagu soo gebegebeeyey shir 3maalmood u socday beesha side ujeedadiisuna aheyd iney sameystaan maamul goboleed u gaar ah oo loo bixiyey dowlad goboleedka bartamaha somalia by ibrahim baafo ibrahimbaffo@hotmail.com
Wargelin #28 - Musharax cusub, Maxkamad USA vs Pirates, Masjid la qarxiyay, John F. Kennedy..
View Duration: 34:20
www.bartamaha.com Bartamaha — Barnaamijkeena maanta wuxuu ku saabsan yahay: 11 Soomaali ah oo burcad badeednimo lagu soo eedeeyay maxkamadna lagu soo saaray Norfolk, Virginia — Haddii danbiga lagu caddeeyo waxaa lagu xukumi karaa xabsi daaim. Waxaa kaloo todobaadkan idiin haynaa madaxweynihii ...
Abdihakin BR Qosol iyo Qaxwe Show2
View Duration: 11:21
waa show gii labaad ee Bartamaha iyo 1st cup Abdihakin Br
Wargelin#27 Suurado lays daba mariyay, KU: Ragga iyo Wadaadada, Geedka Qaadku ka baxo oo la diirtay
View Duration: 37:14
www.bartamaha.com Barnaamijka Wargelin qeybtiisa 27aad waxay ku saabsan tahay: Kulan khaas ah oo aan la yeelanay macalimad Soomaali ah oo wax ka dhigta iskoolada Maraykanka horayna uga soo baxday Jaamacadda Lafoole ee Soomaaliya, frame-yada guryaha la surto oo Quraanku ku qoran yahay oo aan ku ...
Bandhigii BR (Somali Comedian) Habeenkii Abdihakin BR
View Duration: 9:18
Barnaamijka waxaa soo bandhigay Bartamaha iyo 1st Cup Cafe waa habeenka fanka iyo shactirada ee !st cup
Wargelin #25 (04-04-2010) Si toos ah Garoonka SB Columbus, Ohio
View Duration: 32:08
www.bartamaha.com --- Barnaamijka Wargelin todobaadkan ayaan ku soo qaadanaynaa gebi ahaantiisa Tartanka Kick Out ee Kubadda Cagta ee ee ka dhacaya magaalada Columbus, Ohio. Tartankaan oo ay isugu yimaadeen 20 kooxood oo ka kala yimid gobolada Maraykanka iyo Canada.
Wargelin #24 | 03/27 Somalida StCloud, Daryelka Cafimdka,Shabaab&Qubuuraha,Waraysi: Khalid C Gul...
View Duration: 37:32
www.bartamaha.com Wargelin #24 | 03/27 Somalida St Cloud, Daryeelka Caafimaadka oo sharci laga dhigay, Shabaab & Qubuuraha, Warays: Khalid Cali Guul iyo siyaado...
WARGELIN #23 (3/20) Maxaa ina Mideeya, Somalida Canada Alshabaab,Wcusub & Shabab
View Duration: 36:13
www.bartamaha.com Wargelin 23 (3/20) Maxaa ina Mideeya, Somalida Canada Alshabaab,Wcusub & Shabab
NO TO AL SHABAAB (Al Shabaab Al Qaacida weeyaan) - Waayaha Cusub feat. Ukoo Fulani
View Duration: 5:09
www.bartamaha.com - Waa hees cusub oo ay sameeyeen dhallinta Waayaha Cusub oo la yiraahdo NO TO AL SHABAAB (Al Shabaab Al Qaacida weeyaan) - waxaa heestaan la qaadaya Ukoo Fulani (Fanaaniin Kiinyaati)
View Duration: 13:19
www.bartamaha.com Maansadan ayaa waxaa tiriyay Abwaankii caanka ahaa AUN C/qaadir Xirsi Yam Yam. Ereyada tixdan ku jira waxaa ka mid ah: Bismillahi Eeboow, Alraxmaani Eeboow, Alraxiimi Eeboow, Subxaana Allah Eeboow, Alxamdu Lillah Eeboow, A llahu akbar Eeboow, aduunyada dhamaanteed ifka kii dhisoow ...
Suaalo & Jawaabo: Sh. Shariif & Soomaalida London ( FULL )
View Duration: 9:53
www.bartamaha.com Suaalo & Jawaabo: Sh. Shariif & Soomaalida London ( FULL )
Wargelin #22 | 03/13 Bismilahi Shaafi,Suaalo & Jawaabo,Mucaawinadii la xaday & Visa iib ah?,7 jir ..
View Duration: 34:30
www.bartamaha.com Wargelin #22 March 13, 2010 Todobaadkan waxaan kusoo qaadanaynaa: WFP oo lagu soo eedeeyay inay cuntada kaalmada ah ah aysan gaarsiin dadka tabaalaysan, Madaxweynaha DKMG ah Mudane Shariif Sh. Axmed oo suaalo uga jawaabay Jaaliyadda Soomaalida ee Ingriiska, Maanso aad u wacan oo ...
SH. XASAN (Wasiirka Maaliyadda) OO KU DAALAY SIDUU U DABA SOCDAY MADAXWEYNAHA
View Duration: 0:56
www.bartamaha.com Asluubta ayaa ku jirta in hadaad madax tahay aad iska ilaaliso khaladaadka marka camer-da lagaa duubayo. Wasirka Maaliyadda Soomaaliya Shariif Axmed oo dadkoo dhammi ay is weydiiyaan muxuu mar walba ula taagan yahay Madaxeweynaha, meel kastana ula socdaa?, ayaa waxaa ka muuqata ...
Sh. Sharif : "markaad Addis Ababa maqashiin inaad suaalo lasoo boodiin waan ka xumahay
View Duration: 1:45
www.bartamaha.com Madaxweynaha oo suaashaan uu weydiiyay Ibrahim Baafo ayaa ereyaduu ku jawaabay waxaa ka mid ahaa "Addis Ababa in lagu qabto waxa dhibaatada ood ka aragtaan aan rabaa inaan ku weydiiyo.....markaad Addis Ababa maqashiinn inaad suaalo lasoo boodiin waan ka xumahay"
Sh. Sharif oo ka jawaabay Heshiiskii Badda: ""LAGAMA HADLI KARO...""
View Duration: 1:31
www.bartamaha.com Suaashan ayaa waxaa weydiiyay Amaal Cali oo ka tirsan Xisbiga Hanoolaato, mar uu madaxweynuhu ku qabtay suaalo iyo jawaabo Chatam House London, suaalahaan oo Ingriis & Soomaali lagu weydiinayay maadaama ay dad ajnabi ahi joogeen qolka ayaa Amaal waxay wax ka weydiisay madaxweynaha ...
Waraysi: Yaasir waa arday Malaysia wax ka barta (Dagaalkii Black Hawk Down gurigoodaa ku jiray)
View Duration: 7:53
www.bartamaha.com - Waraysi: Yaasir waa arday Malaysia wax ka barta (Dagaalkii Black Hawk Down gurigoodaa ku jiray)
Wargelin #21 - Arday Malaysia wax ka barta,Cali Samatar WRBN,Black Hawk Down qoyskeenaa ku jiray
View Duration: 34:58
www.bartamaha.com - March 06 / 2010 - Arday Malaysia wax ka barta, Warbixin: Maxkamaddii Cali Samatar, Maahmaahdii Todobaadka, Black Hawk Down qoyskeenaa ku jiray & Siyaado.
Fikrad Bixin: Dowlad fiican sidee loo samayn karaa?, Maamul fiican maxaa laga rabaa?
View Duration: 27:30
www.bartamaha.com - Fikrad Bixin: Dowlad fiican maxaa laga rabaa? Doodani waxay ka dhacday shirkii Bulshada Rayidka ee Mombasa ka dhacay Dec 2009.
Burcad Badeeda ma kaligood baa mise dad kalaa la shaqeeya?
View Duration: 5:28
Video-gan ninka ka hadlaya waa Dr. laakiin magaciisa ma hayno, fadlan hadaad hayso magaciisa noo soo email garee Admin@bartamaha.com , hormarin ayaan idiinku mahadnaqaynaa .
Dalkii waxaa lagu haystaa 20 wiil oo mobile loo gaday: Hooyo Soomaaliyeed Dec 7 - 11/09 Mombasa, (K)
View Duration: 4:44
www.bartamaha.com Hooyo Soomaaliyeed oo ka hadlaysa Shirkii Bulshada Rayidka Dec 7 - 11 2009
Wargelin #20 Amanda Lindhout, Caasha (Nairobi), Nuuradiin Diriye, Wadaadkii kabaha laga xaday & more
View Duration: 34:32
Wargelin #20 Feb. 27/2010 - Bartamaha — Todobaadkan Barnaamijka Wargelin waxaa ku jira oo sidaad uga barateenba idiin haya dhacdooyinkii todobaadka, qeybaha badan oo uu todobaadkan ka kooban yahay waxaa ka mid ah: Hooyadii Soomaaliyeed ee lacagta aad u dirteen oo la gudoonsiinayo, Wararkii ...
View Duration: 3:20
Wakiilka Bartamaha bariga afrika oo lacago taburacaada ku wareejinaya hooyo soomaaliyeed oo ka tuugsata wadooyinka magaalada Nairobi ee caasimadda dalka kenya. ka Daawo videogaan Wargelin Show oo aad sabti walba ka daawataan Boggaga Soomaalida iyo Universal Tv.
Bartamaha Exclusive: Dheemaneey - WAAYAHA CUSUB
View Duration: 4:52
Bartamaha Exclusive: Dheemaneey - WAAYAHA CUSUB
War Baroordiiq London Baafo 11 01 10.mpg
View Duration: 7:07
Baroordiiqan Loo sameeyey Dadkii ku geeriyooday Qaraxii naxdinta lahaa e ka dhacay Hotel Shamo 3 12 09 ayaa kasoo qeybgaleen Boqolaal Somali ah kaasoo ay fanaaniinta reer london ay ku soo bandhigeen hees cusub oo ku wajahan umuurtaas cida geysatay waxaana lagu qabtay bartamaha magaalada LONDON ee ...
Bartamaha Interviews Miss Maya, A Somali Model
View Duration: 6:37
Miss Maya is a young somali model in living in Minnesota, USA
Waraysi: Nin Soomaali ah oo la socday NW FLIGHT 253 Diyaaraddii la qarxin rabay.
View Duration: 10:21
Waraysi u gaar ah Bartamaha Media oo ay la yeesheen nin Soomaaliyeed oo la socday NW Flight 253 isagoo ka waramaya siday wax u dhaceen.
Masjid Salama oo ku guulaystay Xukun Maxkamadeed (Warbixin)
View Duration: 19:06
News from Ohio - www.bartamaha.com - Warbixintan oo uu noo soo gudbiyay Mahdi oo ka mid ah maamulka Masjid Salaama, kadib markii ay ku guulaysteen dacwaddii uu kusoo oogay Maxamed Xasan oo la wareegay dhulkii uu Masjidku ku yaalay.
Dhibaatada ay ku hayaan Shacabka (MUHIIM)
View Duration: 17:54
www.bartamaha.com Waa Shiikh C/raxmaan oo ka hadlaya arrin aad u baahan tahay inaad ogaato. (MUHIIM)
Via Roma Vs Eden Prairie (No Music)
View Duration: 6:33
Somali Basketball League In MN..........Oct 17, 2009 www.somalisportsonline.com www.bartamaha.com
Diaspora-du maxay Puntland u qabatay?
View Duration: 9:51
[ www.bartamaha.com for the latest Somali news on the web ] Waxaa jeedinaysa khudbaddan Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Haweenka & Arrimaha Qoyska ee Puntland Marwo Caasha Geelle Diriye.
Warbixin kusaabsan Puntland oo ay jeedisay Wasiir Marwo Caasha Geelle Diriye
View Duration: 8:54
www.bartamaha.com Warbixintan oo ay kasoo jeedisay magaalada Minneapolis, MN ayaa si fiican u qaadaa dhigaysa xaaladda siyaasadeed & noloeed ee shacabka reer Puntland.






















































































































































